Screen Reader Mode Icon
Gobolka King County iyo magaalooyinka jaalka la ah ayaa ururinayo tallooyin si ay u fahmaan baahiyaha iyo mahadhooyinka shaqsiyaadka iyo bulshooyinka ugu jira halis badan takoorka kuwaa soo kala kulmo caqabado helitaanka fursad. Sharciyada dawladda, gobolka iyo dawladda hoose waxay mamnuuceen takoorka guriyeynta ee lagu sameeyo kooxo gaar ah. Su’aalahan dadweynaha ee soo socda ayaa naga caawiya inaan helno macluumaadka aasaasiga ah ee kooxaha la dhawro ee aad ka tirsantahay. Dhammaan su’aalaha waa ikhtiyaari--fadlan kaga jawaab macluumaadka aad u aragto inaad bixin karto.

Lagu dhowro:
Sharciyada Dawladda
Jinsiyadda
Midabka
Asal Qarameedka
Diinta
Jinsiga
Naafanimada
Xaaladda Qoyska


Sharciyada Gobolka Washington
Caqiidada
Xaaladda Guurka
Xaaladda Xeeldheerenimo/Ciidanimo
Adeegsiga Adeeg/Xayawaanka Caawinta
Isha Dakhliga

Sharciyada King County (aan la xuduudeyn)
Da’da
Isirka

Question Title

* 1. Waa maxay baaqa cinwaankaaga?

Question Title

* 2.  Fadlan dooro kalmadaha jinsiyadda/qowmiyadda aad ka tirsan tahay (calaamadee kuwa ku khuseeya).

Question Title

* 3. Fadlan dooro qiyaasta da’daada.

Question Title

* 4. Jinsigee sida ugu fiican kuu tilmaamaya?

Question Title

* 5. Miyaad isku aqoonsantahay inaad xubin ka tahay bulshada Leeftada, Qajaca, Laba-jinsilaha, Laga-roonaha, Qadaf khaniiska (LGBTQ)?

Question Title

* 6. Muxuu yahay wadankaaga asalkiisa?

Question Title

* 7. Waa maxay luuqadda koowaad aad ku hadashid guriga?

Question Title

* 8. Miyaad ama miyuu qof ka mid ah qoskaaga qabaa naafanimo?

Question Title

* 9. Immisa carruur ah ayaa ku nool gurigaaga?

Question Title

* 10. Maxaad ka jeceshahay ama ka necebtahay guryaha la kireysto ama la gato ee bulshadaada?

Question Title

* 11. Ma awoodaa inaad la noolaato bulshada aad rabto?

Question Title

* 12. Gormee ayay ahayd markii ugu dambeysay aad guurto?

Question Title

* 13.  Noo sheeg guuritaankaaga ugu dambeeyay ama soo socda. Maxaad u guurtay? Ma u maleysaa inaad mar kale guuri doonto mustaqbalka? Haddii ay sidaas tahay, sabab?

Question Title

* 14. Miyaad hadda ka hor ama miyaad hadda la kulmaysaa sugnaan la’aanta guriyeynta?

Question Title

* 15. Miyaad dhibaato ku qabtay inaad hesho guri? Haddii ay sidaas tahay, sabab? (Calaamadee dhammaan kuwa ku khuseeya)

Question Title

* 16. Haddii aad la kulantid takoor, miyaad garan kartaa halka aad ka heli karto caawimaad?

Question Title

* 17. Haddii aad kireysato, miyaad kiro ahaan u bixinaysaa in ka badan 30% dakhligaaga ah?

Question Title

* 18. Haddii aad kireysato, miyay u muuqataa lahaanshaha guri mid la gaari karo?

Question Title

* 19. Haddii aad tahay mulkiile guri, ma waxaad filaysaa, ama hadda leedahay, hal ama dhowr dayactir oo gurigaaga lagu sameeyo kuwasoo aadan awoodin inaad sameysid si ay u ahaato xaalada guriga mid ammaan ah oo lagu noolaan karo (tusaale: dayactirka saqafka)?

Question Title

* 20. Waa maxay sifooyinka xaafada aad doorbideyso inaad ku noolaato?

Question Title

* 21.  Waa maxay sifooyinka bulshadaada u baahan tahay si ay baraaro u gaaraan?

0 of 21 answered
 

T